Halgan —
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu maalintii labaad ka socdo inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buloburte ee Gobalkaas.
Wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.
Madal