Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rugaha ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya oo is-afgarad saxiixday


Heshiiska rugaha ganacsiga
Heshiiska rugaha ganacsiga

Rugaha ganacsiga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday is-afgarad la xiriira ganaciga labada dal ka dhaxeeya, gaar ahaa sidii Kenya loogu dhoofin lahaa kalluunka Soomaaliya iyo sidii ganacsatada Soomaalida loogu fududeyn lahaa dal ku galka Kenya.

Haddaba waxyaabaha ay labada dhinac ku heshiiyeen ayuu wariyaheena magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ka wareystay agaasimaha guud ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Cabdi Abshir Dhoore.

Rugaha ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya oo is-afgarad saxiixday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG