Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beelo ku dagaalamay Mudug oo ciidamo la kala dhex dhigay


Ciidan gaadiid dagaal saaran
Ciidan gaadiid dagaal saaran

Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay deegaanno ka tirsan Galbeedka Mudug.

Dagaal beeleedka oo la sheegay in dad badani ay ku dhinteen ayaa salka ku haya muran dhuleed sida ay VOA-da u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah. Waxa colaaduhu ay xooggooda ka dhaceen deegaannada miyiga ee u dhexaeya Galdogob iyo Bandiiradley.

Faah-faahinta go'aammada kasoo baxay labada maamul, ayuu Cabdulqadir Samakaab ka wareystay, Wasiirka Aminga ee Galmudug, Maxamed Aadan Gaboobe.

Beelo ku dagaalamay Mudug oo ciidamo la kala dhex dhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG