Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiyada Soomaalida Islii oo sii kordhaya


Ganacsiyada Soomaalida Islii oo sii kordhaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Ganacsiga Soomaalidu ay ku leeyihiin Nairobi, gaar ahaan Islii ayaa si kordhaya, iyadoo qaar ka mid ah qurba-joogta Soomaalida ay qeyb ka yihiin ganacsiga suuqa weyn ee BBS Mall. Nin dhallinyaro ah oo ka soo jeeda Minnesota ayaa furay xarun madadaalo oo ay ka shaqeeyaan in ka badan 50 dhallinyaro.

Madal

XS
SM
MD
LG