Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Darawallada Bajaajka Jigjiga oo ka cabanaya shidaal yari


Bajaaj
Bajaaj

Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn ku noqotay shaqooyinkooda maalinlaha ah.

Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Darawallada Bajaajka Jigjiga oo ka cabanaya shidaal yari
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG