Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysatada Soomaaliya oo wajahaya caqabado dhanka saadka ah


Sida ay sheegayaan khuburada ku taqasustay Cilmiga Badaha iyo Kalluumaysiga, waxaa jira in xilligan caqabado badan oo haysta kalluumaysatada Soomaalida.

Dhibaatooyinka ayaa waxaa ka mid ah taya-xumada doomaha iyo qalabka kalluumaysiga, iyadoo intaasina ay dheertahay isgaarsiin la'aan ka jirta gudaha badda, taasoo keenta in aan la ogaanin shilalka ka dhaca badda gudaheeda.

Warbixintan waxaa Xamar kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.

Kalluumeysatada Soomaaliya oo wajahaya caqabado dhanka saadka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG