Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Maxaa ka hirgalay heshiiska Gaza?


Axaddii iyo saacadihi hore ee Isniinta maanta ah waxaa dhaqan galay is weydaarsiga maxaabiista iyo la heystayaasha ay isku kala wareejiyeen Isra'il iyo Xamaas.

Dhanka Falastin, magaalada Ramallah, waxaa gaaray ku dhawaad 100 qof oo Falastiinyiin ah oo laga soo daayay xabsiyada Isra'il kuwaas oo ay Isra'il ku baddalatay 3 la heyste oo ay shalay sii daayeen Xamaas.

Haddaba sidee ayay arrintaasi u dhaqan gashay? Samakaab ayaa arimahaasi ka wareystay Dr. Xasan Al-Basri oo ka faallooda arrimaha Islaamka kuna nool dalka Yemen.

Falanqeyn: Maxaa ka hirgalay heshiiska Gaza?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG