Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makarafoonka: Prof. Ibraahim Bursaliid


Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dayactirka buundooyinka gobolka Gedo, waxaana marti ku ah Prof Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah guddoomiyaha guddiga howshaasi wada. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG