Addis-Ababa —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in ay dib u soo celiyaan xiriirkooda diblomaasi iyo arrimaha ku xeeran. Waxaa soo diyaarisay, nalana socodsiinaysa wariyaha VOA ee Muqdisho Saynab Abukar.
Madal