Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xamza oo Puntland ku amaanay dagaalka Daacish


Xamza
Xamza

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howgallo ka dhan ah kooxda Shabaab oo ay ka fulisay ilaa saddax gobol ay ku dileen in ka badan 40 ka tirsan maleeshiyada Shabaab oo horjoogeyaal ay kuiraan.

Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Xamza oo Puntland ku ammaanay dagaalka Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG