Jabuuti —
Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya.
Warkan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramasan Musa.
Madal