Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duuliyihii diiday in uu Hargeysa duqeeyo oo billad la guddoon siiyay


Todobaadki hore waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Axamed Maxamed Xasan (Axmed Dheere), oo ka mid ahaa duuliyaashii ciidamada cirka ee Soomaaliya, kaas oo lagu xasuusto diyaaraddii miiga aheyd ee uu ka dajiyay Jabuuti, iyadoo dowladdii milatariga aheyd ay u dirtay duqeyn cirka ah in uu ka geysto Hargeysa.

Afarti bishaan ayaa xarunta Jaamacadda Muqdisho lagu guddoon siiyay Duuliye Axamed Dheere, billad geesinnimo oo ku muteystay tallaabadaasi. Sidoo kale waxaa Muqdisho loogu sameeyay isu imaatin ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin, aqoonyahan iyo dad kale oo lagu soo dhaweynayay Duuliyaha.

Haddaba, ku soo dhawaada qeybti koowaad iyo labaad ee wareysi dheer oo uu Duuliyaha la yeeshay Nur Hassan Nur, iyadoo qeybaha kale ee wareysigana aad u ku dhageysa doontaan, idaacadaha galabta iyo caawa. Ugu horeyn Duuliye Axamed ayaa ka warbixinaya soo dhweynti loogu sameeyay Muqdisho.

Duuliyihii diiday in uu Hargeysa duqeeyo oo billad la guddoon siiyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00
Qeybtii labaad waa wareysiga Axmed Dheere.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00
Dhageyso qeybta saddexaad.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG