Xaaladda xerada qaxootiga Yarmuuk
Xerada Qaxoontiga Falastiiniyiinta ee Yarmuuk, oo ku taal duleedka Dimishiq, oo ay ku nool yihiin in ka badan 150,000 oo qof, waa la burburiyay sanadihii hore ee dagaalka Suuriya. Hadda, qaar badan ayaa ku soo laabanaya si ay isku dayaan inay dib u dhistaan guryahoodii burburay - iyo noloshooda.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal