Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Puntland oo lagu boorriyay la-dagaalanka Daacish


Puntland Police Garowe
Puntland Police Garowe

Maamulka magaalada Qardho ee Puntland ayaa dadka ku nool gobolka Karkaar ee Puntland ku boorriyay in ay door ka ciyaaraan, dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish.

Warkan ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan ay Puntland weerartay fariismaha Daacish ee dhulka buuraleyda gobolka Bari. Warbixintan waxaa Bosaso kasoo diray, Yuusuf Maxamud Yuusuf.

Shacabka Puntland oo lagu boorriyay la-dagaalanka Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG