Loolanka Mareykanka iyo China ee Seychelles
Jasiiradda yar ee Seychelles oo ku taalla xeebta bari ee qaaradda Afrika ayaa noqotay goob aan la sii saadaalineynin in uu ka dhaco loollan culus oo dhinaca quwadaha dunida ah. Shiinaha ayaa muddo sanado ah dalkaasi ka sameynayay galaangal, halka Maraykanku uu dhowaan uun ku soo noqday jasiiradaha.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal