Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka amniga Waajid oo ka cabanaya mushaar la'aan


Askar
Askar

Maamulka Degmada Waajid ee koofurta gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amniga ee deegaanka aysan muddo sannado ah helin mushaaraadka iyo xuquuqaha kale.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli Wajid ay ku jirto go’doon ay Al-Shabaab ku hayaan muddo 8 sano ah. Warbixintan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.

Ciidanka amniga Waajid oo ka cabanaya mushaar la'aan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG