Boosaaso —
Dadka la nool xannuunka HIV/AIDS ee dagan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay sameysteen dallad ay ku mideysan yihiin.
Dalladan ayaa ka sahqeyn doonta wacyigelinta bulshada ee ka hortagga xanuunka iyo joojinta faquuqa ay bukaannada kala kulmaan qaar ka mid ah bulshada.
Wariyaha VOA-da Yusuf Maxmuud Yusuf, ayaa Boosaaso ku wareystay Cali Muuse Maxamed oo kamid ah guddiga dallada Dayeel.
Madal