Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xoolo dhaqatada Kenya oo ka walaacsan daryeel xumo raagtay

Ari
Ari

Xoolo dhaqatada Soomaalida ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in muddo tobnaan sano ah ay wajahayaan daryeel la’aan.

Waxay ka codsadeen madaxda dowladda dhexe in ay wax ka qabato dhibaatada heysata. Warbixintan waxaa Wajer kasoo diray, Axmed Xuseen.

Xoolo dhaqatada Kenya oo ka walaacsan daryeel xumo raagtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG