Xaaladda xoolo dhaqatada Soomaalida ee Kenya
Xoolo dhaqatada Soomaalida gobolka Waqooyi Bari Kenya oo wajahaya daryeel la’aan ayaa madaxdoodu dowladda dhexe ka doonayaan in wax loo qabto. Madaxwenaha Kenya iyo madaxda kale ee Soomaalida ayaa ka qeyb galay kulan ka dhacay Wajir oo arrintan ku saabsan. Axmed Xuseen ayaa soo diray warkan.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal