Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Luul Jeylani oo ku geeriyootay Minnesota


Lul Jeylani
Lul Jeylani

Luul Jeylani Cali, oo ka mid aheyd fannaaniintii ugu caansanaa Fanka Soomaalida gaar ahaan Banaadirga, ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Minnapolis ee gobolka Minnesota.

Goor dhaweyd ayuu Ibrahim Xasan Dandurey khadka telefoonka kula xiriiray, Sharif Maye Cusman oo ku magac dheer Sharif Jeeg oo ay muddo dheer is yaqiineen marxuummada, isla markaana ku nool Minneapolis Minnesota.

Luul Jeylani oo ku geeriyootay Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG