Diyaarad ku burburtay Kuuriyada Koonfureed
Diyaarad ay leedahay shirkadda Jeju Air oo sidday 181 qof oo ka soo duushay Thailand, kuna sii jeeday Kuuriyada Koonfureed ayaa burburtay Axaddan, iyadoo ku jabtay xayndaabkii ka dibkna uu holac qabsaday, waxaana laga cabsi qabaa in ay dhinteen dhammaan rakaabkii saarnaa marka laga reebo laba qof.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal