Isku xirrada

War Deg-Deg ah

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle


Xasan Sheekh iyo Geelle
Xasan Sheekh iyo Geelle

Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed ay kaga hadleen xaaladdfa Soomaaliya, gaar ahaan xilliga kala guurka ah ee ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ay xilka wareejinayaan.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Jabuuti ka soo diray Ramadaan Muuse.

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG