Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalluumeysato muddo bil ah lagu la'yahay xeebaha Muqdisho


doon kalluumaysi
doon kalluumaysi

Ku dhawaad 10 qof oo ka mid ah kalluumeysatada ka jallaabta xeebtaha magaalada Muqdisho, ayaa muddo bil ah lagu la’yahay Badweynta Hindiya.

Kalluumeysatada ayaa loo maleynayaa in ilaa afar doonyood oo ay la socdeen ay saameyeen dabeylo xoog leh ama ay cilliadi ku timid matoorrada doomahaasi.

Faah-faahinta kalluumeysatada la l’ayahay ayuu Ibraahim Xasan Daandurey ka wareystay Kamal Maki Aweys oo ah Guddoomiyaha Iskaashatada Kalluumeysiga Dan-kulmis ee magaalada Muqdisho.

Kalluumeysato muddo bil ah lagu la'yahay xeebaha Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG