WASHINGTON —
Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan wafdi u dirtay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya, wafdigaas oo halkaasi u tagay sii wadidda qorshaha fulinta heshiiskii Ankara ee 11kii Bishan December ay kala saxiixdeenn Madaxweunaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed.
Haddaba sidee dowaldda ay u maarayn kartaa xaaladda gobolka, sida isbaheysigii ay la sameysatay Masar, iyo Eriteria iyo Itoobiya oo ay dhawaan heshiis kula soo gaartay Ankara.
Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa su’aashaa iyo kuwo kale weydiiyay wasiirkii hore ee Batroolka Soomaaliya Maxamed Muqtaar Ibraahim oo ka faalooda siyaasadda.
Madal