War Deg-Deg ah

Dab baabi'yay qeyb ka mid ah Suuqa Xagardheere

Dabka Xagardheer
Dabka Xagardheer

DHADHAB— Dab xoog leh oo Isniintii ka kacay suuqa Xerada Qaxootiga Xagardheer ee dalka Kenya, ayaa la xaqiijiyay in uu baabi’iyay qeybo ka mid ah suuqa.

Warbixintan waxaa Garisa kasoo diray, Maxamed Farax Shire.

DABKA XAGARDHER.m4a
Embed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG