Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daraasad ku saabsan nidaamka shaqaaleysiinta Soomaaliya


Heritage
Heritage

Machadka Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa shalay soo saaray daraasad gorfaynaysa caqabadaha ku xeeran iyo fursadaha ka jira adeegyada dowliga ah ee Soomaaliya.

Daraasaddan ayaa ku doodeysa in hirgalinta nimaad shaqaale xulasho oo ku dhisan xirfado iyo tayooyin shaqo-aqoonnimo ay lafdhabar u tahay soo jiidashada cudud-shaqaale oo ku hubaysan karti iyo hufnaan.

Maxamed Colaad Xassan ayaa daraasaddan ka wareystay qoraaga daraasadda Cawaale Xuseen Cabdi, oo ku xeeldheer cilmiga karaanka bulshada, ama wax afka qalaad lagu yirahdo Human Resource.

Daraasad ku saabsan nidaamka shaqaaleysiinta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG