Ardayda Ukraine oo la barayo drones-ka
Dalka Ukraine, macalin hore oo muusiga dhiga ayaa carruurta baraya hagista diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. In kasta oo duullaankii Ruushka ay arrintani ku soo korortey, haddana macallinku wuxuu sheegay in xirfadaha ay ardaydu bartaan ay si wanaagsan ugu adeegi doonaan wakhtiga nabadda xitaa.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal