Yoon Suk Yeol oo weli xukunka ku dhegan
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol ayaa awooda dalkaasi weli ku sii dhagan xili xisbigiisu ay ku dhawaaqayaan inay ka soo horjeesan doonaan mooshinka maamuus ka xayuubin ah oo laga soo gudbiyey, kadib markii uu soo saaray xukun deg deg ah oo muddo kooban jiray oo aduunkana ka yaabiyay.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal