Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beelo lagu heshiisiiyay degmada Qoryooleey


Qoryooley
Qoryooley

Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay xalliyay colaad u dhaxeeysay beelo walaala ah oo dhawaan ku dagaallamay degmada Qoryooleey.

Colaadda oo salka ku haysay isku qabsi dhinaca maamulka deegaanka ah ayaa geysatay khasaare dhmiasho, dhaawac iyo barakac, waxyna saameyn xoogg leh ku yeelatay dhaq-dhaqaaqii ganacsiga isu socodka magaalada.

Warbixintan waxaa Baydhabo kasoo diray, Mukhtar Maxamed Catoosh.

Beelo lagu heshiisiiyay degmada Qoryooleey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG