Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo saxiixday axdiga ka-hortagga dambiyada abaabulan


Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi oo saxiixaya heshiiska UNTOC
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi oo saxiixaya heshiiska UNTOC

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu saxiixday, Axdiga Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee ka hortagga dambiyada abaabulan, kaas oo loo soo gaabiyo (UNTOC).

Soomaaliya ayaa noqotay dalki u danbeeyay ee ku biira heshiiskaan. Waxaa heshiiska qalinka ku duugay, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Maclin Fiqi.

Haddaba, maxay tallaabadani ka dhigantahay, su'aashaasi iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab oo Washington jooga uu weydiiyay, Maxamed Muqtaar, wasiirkii hore ee Wasaaradda Batroolka Soomaaliya.

Soomaaliya oo saxiixday axdiga ka-hortagga dambiyada abaabulan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG