Shirkadaha baabuurta iyo rajada Elon Musk
Shirkadaha soo saara gawaarida korantada ama electrigga ah oo rajeynaya in ay sii wadaan horumarka ay sameynayaan marka uu xilka la wareego madaxweynaha la doortay ee Donald Trump, gaar ahaan hadda oo uu madaxa shirkadda Tesla Elon Musk uu noqday mid ka mid ah la-taliyayaasha sarsare ee Trump.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal