Halkee ku dambeysay kooxda Wagner?
Kooxda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner ee Ruushka, ayaa loo saadaalinaayay inay burburto geeridii aasaasaha ururka ka dib. Laakin baaritaanno cusub ayaa muujinaya in sida muuqata ay wali kooxdaas shaqayso iyada oo u muuqata inay isku sii dhawaanayaan maamulka ka taliya Ruushka.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal