Go’aanka Los Anegels ee soo-galootiga
Magaalada Los Angeles ayaa ansixisay sharci cusub oo magaalada ka dhigaya "goob magangelyo."Talaabadan ayaa loo arkaa inay tahay jawaab ka dhan ah ballanqaadka Madaxweynaha la doortay Donald Trump ee ku saabsan masaafurinta dad badan oo aan sharci haysan marka uu xilka la wareego bisha January.
Qeybaha kale
-
Jannaayo 15, 2025
R/W Khaleda Diyaa oo dambi lagu waayey
-
Jannaayo 15, 2025
UK: Tulip Sidiq oo isku casishay eedo musuq
-
Jannaayo 15, 2025
Afduubyada Kenya
-
Jannaayo 15, 2025
Fatah oo dooneysa in ay maamusho Gaza
-
Jannaayo 15, 2025
Joe Biden oo difaacay siyaasadiisa Ukraine
-
Jannaayo 15, 2025
Yoon Suk Yeol oo ugu dambeyn la soo xiray
Madal