Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay gudaha dalalkooda.
Shirkadda Hormood Salaam Foundation, oo dhawaan ballan qaadday inay bixin doonto dhul la dejiyo dadka ku barakacay agagaarka magaalada Muqdisho ayaa shirka qeyb ka ahayd.
Haddaba, Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee magaalada Lagos kula xiriiray, Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo ah guddoomiyaha hay’adda, waxana uu wax ka weydiiyey shirka.
Embed
share
Barakaca.m4a
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:05:15
0:00
Madal