Shilalka oo kusoo badanaya W/Bari Kenya
Gobollada Waqooyi Bari Kenya waxaa ku soo batay shilalka baabuurta. Tirakoobyada laga ayaa muujinaya in dad lagu qiyaasay 4000 ay ku dhintaan shilalka waddooyinka sanad walba, iyadoo in ka badan 20,000 oo kalena ay soogaareen dhaawacyo. Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal