Soomaalida Ontario oo ku shiray Niagara Falls
Soomaalida gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa shir maalin socday oo ay ku yeesheen magaalada Niagara Falls waxay uga doodeen sidi ay isku kaashan lahaayeen, sidoo kale ay galaangal ugu yeellan lahaayeen arrimaha gudaha ee Canada. Warbixintan waxaa so diray weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal