Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe


Golaha Wasiirrada Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Dowlada Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashadi shalay ka dhacay magaalada Kismaayo, kaas oo mar kale dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe, iyo kuwi ka horreeyay.

Go’ankan Dowladda ayaa kasoo baxay, shir ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada. Warkan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.

Dowladda oo sharci-darro ku tilmaantay dib u doorashada Axmed Madoobe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG