Maxaa ka cusub tirinta codadka doorashada Somaliland
Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa weli wada tirinta codadka doorashadii todobaadkii hore ka dhacday Somaliland ee lagu soo dooranayay madaxweynaha shanta sanadood ee soo socota hogaamin doona Somaliland iyo saddexda xisbi siyaasadeed ee tobanka sanadood ee soo socda siyaasadda ku loolami doona.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal