Amarka lagu mamuuncay bacaha Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa bishii hore si rasmi ah Muqdisho uga mamnuucday in la isticmaallo bacaha, laakiin wali amarka mamnuucida ayaan si rasmi ah u dhaqan-galin, waxaana goobaha qaarkood lagu arkayaa in dadku ay sii wadaan iscitmaalka bacanaha Warbixintan waxaa soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal