Trump oo xubno wasiiro ah magacaabay
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa billaabay inuu magacaabo jagooyinka muhiimka ah ee muddo xileedkiisa labaad , isagoo xoogga saaray kaaliyayaashiisa iyo xulafadiisii aadka u taageeray intuu uu ku jiray ololihii dooraashada 2024. Waxaa faah-faahinaya Maxmed Colaad Xassan.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal