Wareysi aan la yeelanay Faysal Cali Wareebe
Faysal Cali Waraabe oo musharax madaxweynaha Somaliland ee xisbiga UCID ayaa wareysi uu VOA siiyay kaga hadlay doorashada berri dhacaysa, iyo waxaa uu yahay barnaamijkiisa siyaasadeed. Sahra Ciidle oo dhowaan wareysi kula yeelatay Hargeysa ayaa weydiisay waxay doorashadan uga duwan tahay kuwi hore.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal