Xamza oo loo diiday inuu tago Kismaayo
Waxaa xiisad ka taagan tahay magaalada Kismaayo, halkaasi oo la sheegay in maamulka Jubaland uu hor-istaagay safar uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku tagi lahaa. Arrintan ayaa daba socota khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo Jubaland oo meel halis ah maraya. Sahra Cabdi ayaa faah-faahinaysa.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal