Jubaland oo xiriirka u jartay Dowladda Federaalka
Xiisadda u dhaxeysa Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa ka sii dartay, iyagoo Jubaland ay ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay Dowladda Dhexe, oo iyadu xalay ka hortimid guddi doorasho oo uu soo magacaabay Axmed Madoobe. Cabdulqaadir OK ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal