Mareykanka oo yeelan kara Mudanaha Koowaad
Haddii Kamala Harris ay ku guuleysato doorashada madaxweynaha Mareykanka ee Talaadada waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Mareykanka, ninkeeda Doug Emhoff wuxuu noqon doonaa “First Gentleman” ama Mudanaha Koowaad, kii ugu horreeyay ee Mareykanka uu yeesho.
Qeybaha kale
-
Maarso 13, 2025
SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
Maarso 13, 2025
Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
Maarso 13, 2025
Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
Maarso 13, 2025
Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
Maarso 13, 2025
Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
Maarso 13, 2025
Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal