Wararkii u dambeeyey doorashada Somaliland
Somaliland waxaa ka socda ololaha doorashooyinka la filayo in laga qabto 13-ka bisha November. Booliska Somaliland ayaa sheegay inay soo qabteen dhallinyaro hubaysan oo lagu dhex arkay ololaha xisbiga Kulmiye. Waxaan arrintan ka wareysanay Cabdishakuur Dayib Maxamuud, agaasimaha guud ee MMTV.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal