Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Somaliland oo xiray dhallinyaro hub kaga qeybgalay ololaha doorashada


Booliska Somaliland ayaa Talaadadi shalay xiray shan ka mid ah dhalinyaro ku eedaysan in ay ka qeybgaleen wareegi koowaad ee ololaha doorashada Somaliland iyaga oo wata hub isugu jira bastoolado iyo kuwo daran dooriga u dhaca.

Booliska waxay ka digeen in hub lagu dhex qaato ololaha doorashada oo hadda galay wareega labaad. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray, Xamza Cali Jeesto.

Booliska Somaliland oo xiray dhallinyaro hub kaga qeybgalay ololaha doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG