Waxaa maalinti sideedaad galay ololaha doorashooyinka foodda innagu soo haya ee Somaliland, kuwaas oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxtinimada.
Jimcihi shalay, isu-soo-baxyo waaweyn ayaa ka dhacay Borama iyo Berbera, halkaas oo xisbiyadi ka ololeeyay uu ka mid ahaa xisbiga Hillaac ee uu hogaamiyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar.
Wariyaha VOa-da, Hashim Cumar Good ayaa wareystay, Prof. Axmed.
Embed
share
Ololaha.m4a
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:04:47
0:00
Madal