Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo daah-furay Machadka Tababarka duuliyenimada


Somaliland
Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta daah-furay aas-aaska Machadka Tababarka duuliyenimada iyo culuumta duulista hawadda, iyadoo intii xafladu socotay garnoonka caalamiga ah ee Cigaal lagu soo bandhigay diyaarado ka mid ah kuwa lagu bixinayo tababarka.

Waxaa la sheegay in ujeedadu tahay in la sameeyo shirkada Somaliland Airline, sida uu VOA u sheegay maareeyaha hay’adda duulista hawadda Somaliland Cumar Cabdillaahi Aadan (Cumar Sayid) oo Hargeysa ugu warramay Khadar Maxamed Cakule.

Muuse Biixi oo daah-furay Machadka Tababarka duuliyenimada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG