Blinken oo dib ugu laabtay Bariga Dhexe
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu soo laabtay Bariga Dhexe, taasi oo qeyb ka dadaal cusub oo lagu doonayo in xabad joojin ay adag tahay in la gaaro laga gaaro dagaalka Gaza ka socda, muddo laba todobaad ah ka hor doorashada Maraykanka.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal