Sheekada tababare Qamar (Queen Sheeno)
Muqdisho, haweenayda kaliya ee tababarta dhallinyarada kubbada cagta ayaa sheegtay inay hiigsanayso inay soo saarto ciyaartoy mar uun matala Somalia. Tababare Qamar Maxamuud (Queen Sheeno), oo aas-aastay akadeemiyada Isku filan ayaa u warantay VOA. Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan soo diray.
Qeybaha kale
-
March 13, 2025SADC oo joojinaysa howlgalka DR Congo
-
March 13, 2025Ciidanka Ruushka oo qabsaday Sudzha
-
March 13, 2025Kulanka G7 oo diiradda saaraya Ruushka
-
March 13, 2025Qalalaasaha doorashada dalka Romania
-
March 13, 2025Walaaca lacagta dijitaalka ee Soomaaliya
-
March 13, 2025Kiiska dacwadda Maxamuud Khaliil
Madal